Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Somalia oo loo magacaabay Wasiir Goboleed (Wareegto)

Wareegto kasoo baxay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudaalwe Xuseen ayaa lagu magacaabay sadex Wasiir kamid noqonaya golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Hirshabelle. Madaxweyne Cali Guudaalwe ayaana xilalka ka qaaday qaar kamid ah Wasiirada maamulkii hore ee Madaxweyne Waare isagoona ku bedelay Wasiiro cusub oo kasii mid noqonaya golaha Wasiirada kahor inta aan si rasmi loo … Continue reading Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Somalia oo loo magacaabay Wasiir Goboleed (Wareegto)